Uncategorized
Uncategorized

DFS oo sheegtay in dad badan ay ka bogsadeen Covid19

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay in Feyruska Karoona.

Read More
Uncategorized

WARKA DUHUR (12-05-2021)

soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:– Mowliid Xaaji Cabdi iyo Amaal Yuusuf Macalin :- Farsamadii:-Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble {Keysi}:- Wixii aragti ah.

Read More
Uncategorized

Bar Xog Wareysi {06-05-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Uncategorized

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (24-04-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqa Cali Maxamed.

Read More
Uncategorized

Waa sidee saakay xaalada Muqdisho?.

Waxaa saakay degan xaaladda magaalada Muqdisho , kadib markii xalay magaa;ada laga dareemayay dhaqdhaqaaqyo ciidan, iyadoona xalay inta badan xirnaa waddooyiinka muhiimka ah.

Read More
Uncategorized

Barnaamijka Kulanka KNN (10-04-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Uncategorized

Mareykanka oo shaaciyay in ciidamada kaga harsan Iraq ay kala baxayaan.

Bayaan si wadajir ah ay u soo saareen Dowladaha Mareykanka iyo Iraq ayaa lagu sheegay in ciidamada mareykanka askarta kaga harsan Iraq ay.

Read More
Somali News Uncategorized

Maraykanka oo shaqaalahii safaaradiisa kala baxay Myanmar

Yangoon-KNN: Maraykanka ayaa sheegay inuu kala baxay dhamaan shaqaalahiisa ka joogay safaaradda uu ku leeyahay magaalada caasimada u ah dalka Myanmar ee Naypyitaw.

Read More
Uncategorized

Casharka Tafsiirka {30-03-2021}= Suuratu {Nuux} Darsigii 2aad-{722}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Uncategorized

15 Qof oo ku Geeriyootay dooni ku qalibmatay Dalka Gani.

Mas’uuliyiinta dalka Gani ayaa sheegay in ugu yaraan 15qof ay dooni kula qalibmatay galbeedka wadankaasi iyagoo saarnaa dooni ay u kaxeysteen sidii ay.

Read More