Somali News

DAAWO:- Khudbada Uruhu Kenyatta ee weerarkii Kenya.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Kenya Uruhu Kenyatta oo markii Weerarka la soo Afjaray la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in 14 Qof  ay weerarku dhinteen islamarkaan Ciidanka Amaanku soo badbaadiyeen Dad ka badan 700 oo shacab ah.