Somali News

DAAWO:-Soo dhaweyntii Madaxweyne Farmaajo ee Baydhabo.

Baydhabo-KNN-Wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si weyn looga soo dhaweeyay Magaalada Baydhabo.

Waxaana Garoonka Diyaaradaha Magalada Baydhabo ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Koofur Galbeed, Gudomiyaha Baarlamanka Soomaaliya iyo Gudoomiyaha Baarlamanka Koofur Galbeed ,mas’uliyiin kala Duwan iyo ururrada Bulshada ra’idka Baydhabo.