Madaxwaynihii hore ee dalka ahna musharax madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhaweeyey Go’aankii maanta u qaatay golaha shacabka ka oo ku aadan sidii dalka doorsho loo dhan yahay ay uga qabsomi lahayd iyo sii taba galinta howlaha lagu jahaynayl doorshooyinka dalka.
Shariif Sheekh Axmed “Waxaan soo dhaweynayaa go’aanka golaha shacabka ay maanta gaareen oo dalka dib ugu celiyey heshiiskii doorasho ee 17 September.