Home / Somali News (page 4)

Category Archives: Somali News

Feed Subscription

Madaxweynihii hore ee Gambia oo xilka ka degaya

Madaxweynihii hore ee Gambia oo xilka ka degaya

Madaxweynihii hore ee dalka Gambia, Yaxye Jammeh, ayaa ku dhawaaqay inuu xilka isaga dagayo. Mr Yaxye Jammeh oo dalkaasi madaxweyne ka ahaa 22 sano ayaa hadalkan ka jeediyay taleefishinka qaranka dalkaasi, isagoo sheegay in ay lagama maarmaan tahay in uusan ...

Read More »

WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 7:30PM (21-01-2017)

WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 7:30PM (21-01-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Cabdullahi Maxamed Cali{Suldaan} iyo Axmed Cabdullaahi Cusmaan:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkaan Hoose ...

Read More »

Yaxya Jammeh oo aqbalay inuu xilka wareejiyo’

Yaxya Jammeh oo aqbalay inuu xilka wareejiyo’

Madaxweynaha cusub ee dalka Gambia, Adama Barrow ayaa sheegay in hogaamiyaha dalkaasi ka talinyay muddo badan, Yaxya Jammeh, uu aqbalay inuu xilka wareejiyo. Bartiisa Twitter-ka ayuu ahdalkan soo dhigay madaxweyne Barrow. Wadahadalladii Gambia oo fursad kale la siiyay Adama Barrow ...

Read More »

Cabdi Muriidi Ajakis oo lagu Xiray Magaalada Hargeysa

Cabdi Muriidi Ajakis oo lagu Xiray Magaalada Hargeysa

Hargeysa–KNN– Maamulka Somaliland ayaa Magaalada Hargeysa ku xiray Majaajileystaha Caanka ah ee lagu Magacaabo Cabdi Muriidi Dheere Ajakis. Cabdi Muriidi Dheere Ajakis oo lagu yaqaanno inuu dadka aad kaga Qosliyo ayaa hadda la shaqeya Tv-ga Universal,waxaana uu qabtaa Barnaamij ka ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM {20-01-2017}

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM {20-01-2017}

Muqdisho–KNN–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii Caawa ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Caawa Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay: –Maxamuud Cusmaan Warsame iyo Maryan Janaqow Axmed:-  Farsamadii:- Shariif ...

Read More »

Jubbaland oo Maanta Askari Dil ku Xukuntay

Jubbaland oo Maanta Askari Dil ku Xukuntay

Kismaayo–KNN–Maxkamadda Ciidamada Maamulka Jubbaland ee  Magaalada Kismaayo ayaa Maanta u fariisatay dhageysiga Dawcad Askari ka tirsan Ciidanka Jubbaland oo loo haystay Dilka Qof rayid ah oo Shalay Magaalada Kismaayo uu ku dilay. Maxkamadda Ciidamada Jubbaland ayaa Askariga ku Xukuntay Dil ...

Read More »

Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacay Gobolka Sh/Hoose

Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacay Gobolka Sh/Hoose

Warmaxan–KNN– Wararka naga soo gaaraya Degaanada Warmaxan iyo Tixsiile oo ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in ay ka dhaceen Duqeymo Diyaaradeed. Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose ayaa KNN u sheegay in Diyaaradahu ay beegsadeen Fariisimo Shabaab ...

Read More »
 
Scroll To Top