Doorashada baarlamaanka oo ka billaabatay dalka Koofurta Afrika
Shacabka Koofur Africa ayaa maanta codadkooda ka dhiibanaya doorashadi ugu tartanka adkeyd ee dalkaasi ka dhacdo tan iyo dhammaadkii midab-kala sooca billowgi sagaashammaadki..
Shacabka Koofur Africa ayaa maanta codadkooda ka dhiibanaya doorashadi ugu tartanka adkeyd ee dalkaasi ka dhacdo tan iyo dhammaadkii midab-kala sooca billowgi sagaashammaadki..
Taliska milatariga Maraykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa sheegay inaysan ku lug lahayn hawlgal la sheegay inuu ka dhacay buuralayda Calmadow ee gobolka Sanaag..
Guryo badan ayaa burburay, waxaana hakad galay isku socodka gobolka Mizoram ee dalka Hindiya iyo deegaannada u dhaw. Roobka mahiigaan ah ayaa sababay.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya si uu uga qayb-galo Shirka Bangiga Horumarinta.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caddaaladda ee dalka Sweden Anders Hall, waxa.
Ururka Xamaas ayaa sheegtay in ay weerar loo adeegsaday gantaallo ay ku qaadeen gudaha magaalada Tel Aviv ee Israel. Militeriga Israel ayaa sheegay.
James Swan oo ah ku-simaha Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho. Mr..
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ka badan 20 Al-shabaab ah oo ay ku jiraan saddex horjooge lagu dilay hawlgal ay iska kaashadeen Ciidanka.
Ugu yaraan 14 qof, saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii Dab ka kacay guri dabaq ah oo ku yaalla caasimadda.
Ciidamada Midawga Yurub oo xoog ku furtay markab ganacsi oo kooxo burcad badeed ah ay afduubteen xilli uu marayey meel 420 nautical miles.