Day: September 1, 2017
Uncategorized

Dhamaan Caalama Islaam oo u dabaaldagaya Maalinta Kowaad ee Ciidul Adxa

Dunida caalamka ayaa maanta si weyn looga ciiday iida carafo,xujeeyda malaayiinta qof gaareysa ayaa maanta salaada iida kadib waxa ay u dareereen dhinaca.

Read More
Uncategorized

Dhageyso:- Gobollada Dalka oo Maanta si isku mida looga Ciiday

Gobolada Dalka Soomaaliya ayaa Maanta oo ah Maalinta Kowaad ee Ciidul Adxa waxaa looga Ciiday si isku mida,iyadoo Mas’uuliyiinta Maamulada Dalka ka jira.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (01-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Dhageyso:Madax ka tirsan DFS oo Shacabka kula tukaday Masaajidka Isbaheysiga Islaamka

Muqdisho–KNN-– Iyadoo Maanta loo Dabaaldagayo Maalinta Kowaad ee Ciida Carafo ayaa Madax ka tirsan Dowladda Soomaaliya waxaa ay Boqolaal Shacab ah ay kula.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho–KNN–Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyada ciidda barakaysan ee Al-Adxaa. Madaxweyne Famaajo waxa uu Alle uga rajeeyey.

Read More