Day: September 5, 2017
Uncategorized

Taliyaha Cusub Ee Ciidamada Booliska Gobolka Nugaal oo la Magacaabay”Akhriso”

Garowe–KNN– Taliyaha Cusub Ee Ciidamada Booliska Gobolka Nugaal ayaa  loo Magacaabay Gaashaanle Sare Faarax Warsame C/raxmaan,waxaana Xilkii laga qaaday  Gaashaanle Sare C/rashiid Maxamuud.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (05-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamed Qeys Xasan Maxamed Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More
Uncategorized

Waqitga la qabanayo Doorashada dalka Kenya oo lagu dhowaaqay

Guddiga madaxa banaan ee doorashada iyo xuduudaha dalka Kenya ayaa kulan ay yeesheen maanta waxa ay ku go’aamiyeen in doorashada ku celiska ah.

Read More
Uncategorized

Hirshabelle”ma aqbali doono in la Carqaladeeyo Doorashada Hirshabelle”

Jowhar–KNN– Iyadoo Dhawaan la filayo in Magaalada Jowhar ay ka dhacdo Doorashada Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle ayaa waxaa Arrintaas ka hadlay Guddiga Doorashada Maamulka.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (05-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ka hadlay Dhiibista Qalbi Dhagax.

Jigjiga-KNN-Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay  arinta Muranka badan dhalisay ee ku aadan dhiibista C/kariin.

Read More
Uncategorized

Gaalkacyo-KNN-C/xakiin Xaaji Cumar “Camey” Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland

Gaalkacyo-KNN-C/xakiin Xaaji Cumar “Camey” Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland  iyo Maxamed Cabdi Xaashi “Carabey” Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug ayaa kulan looga hadlayo.

Read More