Day: September 5, 2017
Uncategorized

Taliyihii qeybta booliska gobolka Nugaal oo diiday xil ka qaadistii lagu sameeyay

Garowe–KNN–Taliyihii qeybta booliska gobolka Nugaal gaashaanle sare, Cabdirashiid Maxamuud Aw-xuseen, ayaa kasoo horjeestay wareegto xilkii looga qaaday laguna magacaabay taliye cusub. Gaashaanle sare,.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{05-09-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(05-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Uncategorized

War Deg Deg ah:- Wariye Maxamed Aweys Muudeey oo laga siidaayay Xabsi ku yaalla Itoobiya

Addis ababa–KNN– Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xabsi ku yaalla Magaalada Addis Ababa.

Read More
Uncategorized

Maamulka G/Banaadir oo shaaciyay Wadada loo marayo Shaqaaleysiinta 1,000-kii Dhalinyaro ee Ra’iisal Wasaaraha Amray.

Muqdisho-KNN-Taabid Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Maamulka Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta shaaciyay wadada loo marayo qaadashada 1,000-kii Dhalinyaro ee uu dhawaan.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (05-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (05-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Tuuryare  Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-.

Read More
Uncategorized

War Deg Deg ah:- Xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare oo lagu Weeraray Magaalada Muqdisho

Muqdisho–KNN– Koox Hubeysan oo watay Gaari Nuuca Raaxada ah ayaa Weerar ku qaaday Gaari uu leeyahay Xildhibaan Xuseen Cali Xaaji oo ka mida Sanatarada.

Read More
Uncategorized

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo saaka soo gaaray Muqdisho

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho, kaddib markii uu ka soo kicitimay magaalada Nairobi oo.

Read More
Uncategorized

Guddoomiyaha Maxkmadda Sare oo Shaqada ka Joojiyey 18-Garsoore

Muqdisho–KNN–Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Ibraahim Iidle Saleebaan ayaa soo saaray wareegto shaqada uu kaga joojiyey 18 Garsoore oo ka hawl gala maxkamadaha gobolka.

Read More