Day: September 9, 2017
Uncategorized

DHAGEYSO-:Xildhibaano Eedeen u soo jeediyay Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Kheyrre.

Muqdisho-KNN- Xildhibaan Canab Xasan Cilmi iyo Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Eedeen kulul u soo jeediyay xukuumadda Soomaaliya, Xildhibaanada.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{09-09-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(09-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta Booqday Ciidan Cusub oo lagu tababaarayo Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ay la socdaan Saraakiil Ciidan ayaa maanta kormeeray Xero Agoon oo ah xero ay Dowladda Imaaraadka ku.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (09-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-.

Read More
Uncategorized

Gudiga doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo sheegay in doorashada waqtigeeda ku qabsoomi doonto.

Jowhar-KNN-Guddiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle ayaa sheegay in aysan dib u dhici doonin Doorashada Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Hirshabelle oo ay dhici doonto Waqtigii horay.

Read More
Uncategorized

Kulankii Golaha Shacabka oo maanta Kooram la’aan u baaqday.

Muqdisho-KNN-Kulankii la filyay in maanta magaalada Muqdisho ay ku yeeshaan Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa u baaqday Kooram la’aan sida uu soo sheegayo.

Read More
Uncategorized

Gaariga Gudoomiye ku xigeenka D/Dharkeynlay oo lagu qaaday weerar Sababay dhimasho iyo dhaawac.

Muqdisho-KNN-Koox hubeysan ayaa weerar ay dad ku dhinteen Kuwa kalane ay ku dhaawacmeen ku qaaday Gaariga gudoomiye ku Xigeenka Maamulka Degmada Dharkeynlay ee.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (09-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Tuuryare  Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (09-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Xuseen Cabdulle Maxamed:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More