Day: September 9, 2017
Uncategorized

Dhageyso:- Howlgallo ka socda Saakay Xaafadaha Magaalada Baydhabo

Baydhabo–KNN--Ciidamada Ammaanka Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa Xalay illaa Saakay Baaritaano Xoog leh ka wada Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Baydhabo..

Read More
Uncategorized

Dhageyso:- Ra’iisul Wasaare Sharmaake oo ka hadlay Go’aankii Qalbi-dhagax

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ahna Xubin ka tirsan Xildhibaanada Aqalka sare oo la hadlay Idaacadda VOA ayaa ka.

Read More
Uncategorized

Hogaamiyayaasha Qatar iyo Sucuudiga oo ka wadahadlay dhibaatada ka dhex aloosan

Amiirka dalka Qatar ayaa taleefanka kula xiriiray dhaxal-sugaha boqortooyada Sucuudiga si uu ugala hadlo dhibaatada soo foodsaartay xiriirkii ka dhaxeeyay labadooda dal taas.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (09-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Askari Boolis ah oo Xalay lagu dilay Duleedka Magaalada Muqdisho

Muqdisho–KNN– Koox Hubeysan ayaa Xalay Fiidkii Askari ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya ku dishay Duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan Tabeelaha Sheekh Ibraahim oo.

Read More
Uncategorized

Muwaadin Maraykan ah oo ka hor qirtey Maxkamad inuu ka tirsanaa ururka Al-shabaab

Maalik Alim Jones oo 32 sano jir ah ayaa maxkamad ku taal dalka Maraykanka ka hor qirtey in uu ka mid ahaa dagaalameyaasha.

Read More
Uncategorized

Warbaahinta Soomaalida oo Saakay Qoraya Mooshin laga Gudbiyay Xukumadda Kheyrre”Akhirso”

Muqdisho–KNN–Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ayaa diyaariyay mooshin xil ka qaadis ah Xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Kheyre, iyadoo lagu wado in loo gudbiyo.

Read More
Uncategorized

Waaberi oo ku guuleysatay tartanka ciyaaraha degmooyinka Gobolka Banaadir

Muqdisho–KNN–Waxaa Xalay  lagu soo gabagabeeyay garoonka Banaadir ee degmada C/casiisee Magaalada Muqdisho,tartanka Degmooyinka Gobolka Banaadir  oo muddooyinkii dambe si xiiso leh uga soconayey.

Read More