Day: September 12, 2017
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (12-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo lacag ku soo daayay Gabdho Labo bilood ka hor ay ka afduubteen Hiiraan.

Muqdisho-KNN-Sida ay daabacday maanta oo Talaado ah Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA Al-Shabaab ayaa lacag madax furasho ah ku sii daayay Labo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (12-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Tuuryare  Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More
Uncategorized

Cunaqabateyn Cusub oo lagu soo rogay dalka Kuuriyada Wuqooyi.

Muqdisho-KNN-Kulan deg deg ah oo ay yeesheen Golaha amaanka ee Q.M. ayaa lagu go’aamiyay in cunaqabateyn Cusub la saaro Dalka Kuuriyada Wuqooyi oo.

Read More
Uncategorized

Kenya oo sheegtay in ay bur burisay Saldhigyo Al-Shabaab ay ku lahaayeen Lamu.

Nairobi-KNN-Saraakiisha Military Kenya ee qaabilsan Howlgalka lagu bur burinayo Fariisamaha Dagaalamayaash Shbaab ay ku leeyihiin gobalka Lamu ayaa iska fogeeyay eedeen kaga timid.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (12-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamed Qeys Xasan Maxamed Farsamadii:–Maxamed Dalal maxamuud:-.

Read More
Uncategorized

Puntland oo taageertay go’aanka ay Xukumadda Soomaaliya Itoobiya ugu gacan gilisay Qalbi Dhagax.

Muqdisho-KNN-Bashiir C/raxmaan Xaaji Gurxan Wasiiru Dowladaha Xariirka Gobalada ee Puntland oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa taageeray go’aanka ay Xukumadda Soomaaliya.

Read More
Uncategorized

Koonfur Galbeed oo ka hadashay dadkii lagu Afduubtay duleedka Baydhabo.

Baydhabo-KNN-Afayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Nuuradiin Yuusuf Abuukar oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa Faah Faahin ka bixiyay Gabdho u shaqeynayay NGO’ Samafal oo.

Read More
Uncategorized

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay Nin qore kala fakaday,

Qardho-KNN-Saraakiisha amaanka amaanka magaalada Qardho ee gobalka Kar-kaar ee Puntland ayaa Idaacadda kulmiye u xaqiijiyya in Ciidamada amaanka Puntland ay gacanta ku dhigeen.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (12-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More