Day: September 15, 2017
Uncategorized

Kuuriyada Wuqooyi oo Gantaal cusub dul marsiisay Hawada Japan.

Muqdisho-KNN-Telefishinka Qaranka Japan ee NHK TV ayaa maanta oo jimco ah baahiyay in Kuuriyada Wuqooyi ay saakay aroortii hore Saacadda dhinaca Japan ay tijaabisay.

Read More
Uncategorized

Maraykanka oo Muwaadiniintiisa uga digay in ay tagaan 6 Gobal oo ka mid ah Kenya Cabsi laga qabo Al-Shabaab.

Nairobi-KNN-Dowladda Maraykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay in ay booqdaan Guud ahaan dalka Kenya oo laga cabsi qabo in ay ka dhacaan Rabshado la.

Read More
Uncategorized

Ciidamada Xasilinta oo Xalay Baaritaano dad lagu qab qabtay ka sameeyay D/Warta-Nabadda

Muqdisho-KNN-Howlgal xoog leh oo lagu soo qab qabtay boqolaal dhalinyaro ah ayaa xalay Xarunta degmada ilaa geed jeceyl waxaa ka sameeyay Ciidamada Xasilinta.

Read More
Uncategorized

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya iyo IGAD oo maanta Jowhar ku wajahan.

Jowhar-KNN-Wafdi Wasiiro iyo Xildhibaano ah oo ka tirsan Dowaldda dhexe ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta gaaraan Magaalada Jowhar ee Xarunta.

Read More