Day: September 15, 2017
Uncategorized

Madaxweynaha Puntland oo dib ugu laabtay Boosaaso.

Boosaaso-KNN-Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  Madaxweyna Dawladda Puntland iyo wefti  uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobalka bari.

Read More
Uncategorized

Wafdi ka socda Xukumadda Soomaaliya oo Shir uga qeyb galaya Dalka China.

Muqdisho-KNN-Cabdullaahi Xaamud Wasiiru-dowlaha xafiiska ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa magaalada Orso ee dalka Shiinaha uga qeybgalay kulan ay isugu yimaadeen madax ka socotay 120 dal .

Read More
Uncategorized

Dad badan oo ku dhintay qaraxyo ka dhacay Dalka Ciraaq.

Muqdisho-KNN-Qaraxyo waa wayn oo maanta ka dhacay Magaalada Baqdaad ee Xarunta Dalka Ciraaq ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac badan oo soo gaaray dad.

Read More
Uncategorized

Qarax ka dhacay Waddo Tareen dhulka hoostiisa marta Koonfurta Galbeed ee London + SAWIRO

Muqdisho-KNN-Sdia ay baahiyee Warbaahinta dalka UK Qarax ka dhacay waddo dhulka Hoostiisa ah oo ay Maraan tareenada ayaa sababay khasaaro dhaawacyo ah qaraxaas.

Read More
Uncategorized

Qarax miino oo goor-dhaw ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho.

Ceelasha-Biyaha-KNN-Qarax miino oo ayaa maanta ka dhacay inta u dhaxeyso Deegaanka Siinka dheer iyo deegaanka Ceelasha Biyaha Biyaha ee duleedka Magaalada waxaana qaraxa.

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray degmada Doolow ee Gobalka Gado.

Doolow-KNN-Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka tirsan Golahiisa wasiirada iyo Qaar ka mid ah Xildhibaanada Jubbaland ayaa maanta.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(15-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Uncategorized

Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda oo lagu dilay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Koox Bastooladley ah ayaa Xalay Xaafad ku taala degmada Wadajir ee gobalka Banaadir ku dishay mid ka mid ah Ciidanka Dowladda Soomaaliya sida.

Read More
Uncategorized

Amnesty International”Ciidamada Dowladda Burma dagaal isir sifeyn Muslimiinta ah ayay ka wadaan Dalkaasi”

Muqdisho-KNN-Hay’adda Xuquuqul Insaanka ee Amnesty International ayaa sheegtay in ay heyo Cadeymo muujineyo In Ciidamada Dowladda Burna ay Howlgal isir sifeyn ah ka.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (15-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More