Day: September 25, 2017
Uncategorized

Hindiya oo dalkeeda ka masaafurineysa Muslimiinta Rohingya

Gudaha Myanmar, ma aha goob laga jecelyahay Dadka qowmiyadda Rohingya, waxaana loo diiday dhalasahada dalkaasi,,sidoo kale dibadda inta badan kuma laha saaxib. Dowlada.

Read More
Uncategorized

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo u yeertay Safiirada illaa 8 dal “Akhriso”

 Muqdisho–KNN–Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirada Soomaaliya u jooga illaa 8 dal oo dibadda ku yaal,.

Read More
Uncategorized

Puntland iyo Galmudug oo Heshiis hor dhac ah wada gaaray

Gaalkacyo–KNN–Guddiyada Nabadgelyada Gobolka Mudug ee kasoo kala jeeda Puntland & Galmudug ayaa yeeshay kulan deg deg ah waxayna ka shireen arrimaha  taagan ee.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(25-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Uncategorized

War Deg Deg ah:- Madaxweynaha Galmudug oo Hakiyay Kulan uu yeelan lahaa Baarlamaanka Galmudug

Cadaado–KNN-– Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado Ee Xarunta KMG Galmudug ayaa sheegaya in Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf uu Hakiyay Kulan.

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (25-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:- Maxamed Dalal.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (25-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Tuuryare  Farsamadii:- Maxamed Dalal.

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Soomaaliya oo Hambalyo u diray Hogaamiyaha Germany oo markii Afraad la doortay

Muqdisho–KNN– Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo War Kooban soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayaa Hambalyo iyo Bogaadin u diray Hogaamiyaha Dalka Jarmalka Angela Merkel.

Read More
Uncategorized

Shir looga hadlayo Mideynta Miisaaniyadda oo Maanta ka furmay Magaalada Garowe

Garowe–KNN– Shir u dhexeeya Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Soomaaliya iyo Wasiirada Maaliyadda Ee Maamul Gobolleedyada Dalka ayaa Maanta ka Furmay Magaalada Garowe ee Caasimadda.

Read More
Uncategorized

Maleeshiyda muslimiinta Rohingya oo la eedaynayo

Ciidamada Dalka Burma ayaa muslimiinta Rohigya ku eedeeyey inay dileen labaatan haween ah iyo sided rag ah. Dadkan la sheegay in la laayay.

Read More