Day: September 25, 2017
Uncategorized

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka oo Mooshin ka wada Imaaraadka Carabta

Muqdisho–KNN– Qaar ka mida Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa wada Mooshin la Xariira Faragelin ay sheegeen in Dowladda Imaaraadka Carabta ay ku hayso.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (25-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali ibraahim Cabdullaahi{Cali Suxeyfa}:-:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (25-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Cabsi soo kala dhex gashay Al-shabaab iyo Ajaanibta la joogta

Warbaahinta Kenya ayaa daabacday in Cabsi Badan ay soo wajahday Dagaalamyaasha Shisheeye ee la safan Al-shabab kadib markii Sadax Muwaadin oo Kenya ay.

Read More
Uncategorized

Wabiga Shabelle oo Fatahaad ka sameeyay Gobolka Shabellaha Dhexe

Sh/dhexe–KNN– Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Dhexe iyo Qeybo ka mida Gobolka Hiiraan Ee Bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in Fatahaad uu ka sameeyay.

Read More
Uncategorized

Trump oo Ballaariyay Amarkii uu Mareykanka uga Mamnuucay Dalal ay Soomaaliya ku Jirto

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ballaariyay amarki uu dalkiisa uga mamnuucay in ay soo galaan muwaadiniinta qaar ka mid ah dalalka Islaamka, isaga.

Read More
Uncategorized

Angela Merkel oo markii afaraad oo isku xigta ku guuleysatay doorashada Jarmalka

Chancellor Angela Merkel ayaa markii afaraad oo isku xigta ku guuleysatay doorashada madaxtinimada dalkeeda sida ay sheegayaan natiijada doorashada ee la shaaciyay. Boqolkiiba.

Read More
Uncategorized

Guddigii loo xilsaaray Kiiska Qalbi-dhagax oo Hogaan doortay

Muqdisho–KNN– Guddigii ka koobnaa 15-ka Xubnood islamarkaana loo xilsaaray in ay ka soo talo bixiyaan Go’aankii Xukumadda Soomaaliya ay Itoobiya ugu Wareejisay C/kariin.

Read More
Uncategorized

Al-shabaab oo sheegtay Mas’uuliyadda Qaraxa ay ku dhinteen Ciidamo ka tirsan Puntland

Galgala–KNN– Wararka ka imaanaya Buuraleyda Galgala ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in Gelinkii dambe ee Shalay Qarax Miino loo dhigay Gaari Nuuca Dagaalka.

Read More
Uncategorized

Sargaal ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo Xalay lagu dilay Degmada Waabari

Muqdisho–KNN–Kooxo hubeysan ayaa Xalay ku dilay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir Taliye kuxigeenkii hore Saadka ee Ciidamada xoogga dalka Jen. Cabdulle Quruurux,  Wararka.

Read More