Month: November 2017
Uncategorized

Wararkii ugu dambeeyay Banaanbaxa Magaalada Boosaaso

Boosaaso–KNN–Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in magaalada uu maanta kadhacay banaabax sababay dhimashada.

Read More
Uncategorized

Al-shabaab oo sheegay in Ninkii isku Qarxiyay Hotelka Naasa-hablood 2 uu u dhashay Beesha Gaaljecel,dadka ku nool Muqdishana ku Tilmaamay Kuwo Diinta Islaamka ka baxay.

Muqdisho-KNN-Sida ay Baahisay Warbaahinta ku hadasha Afka Al-Shabaab ayaa waxaa ay Sheegtay in Ninkii isku Qarxiyay hotelka Naasa hablood 2 ee magaalada Muqdisho.

Read More
Uncategorized

Banaanbax loogu soo horjeedo Shirkad laga Leeyahay Imaaraadka Carabta oo ka dhacay Boosaaso

Boosaaso-KNN-Wararka ka imaanaya Magaalada boosaaso ee Gobalka Barri ayaa sheegaya in maanta  Xarumaha ganacsiga ay u xirnaayeen Ganacsato Banaanbax ka dhigay Bartamaha boosaaso..

Read More
Uncategorized

Ciidamada Xoogga oo Al-Shabaab kala Wareegay Deegaano Hoostaga degmada kuntunwaarey.

Muqdisho-KNN-Wararka Naga Soo gaaraya Deegaano hoostaga Degmada kuntunwaaray ee Gobalka Shabeelaha hoose ayaa Sheegaya in ciidamada Xoogga Dalka ay La Wareegeen Deegaanadaasi,islamarkaana haataan.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{01-11-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(01-11-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (01-11-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed;-.

Read More
Keydka Sawiradda

Al-shabaab oo soo Bandhigay Sawirada qaabkii ay ula Wareegeen Degaanka Bariire

Bariire–KNN–Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa soo bandhigay Sawiro Muujinaya qaabii ay ula Wareegeen Degaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose oo Shabaabku ay qabsadeen Bishii Ocotebr.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (01-11-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Cabdisalaam Cumar:-  Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Dhinacyada isku Khilaafsan Galmudug

Muqdisho–KNN– Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Kulamo gaar gaar ah Madaxtooyada Soomaaliya kula yeeshay Madaxda Maamulka Galmudug Ee Khilaafka.

Read More