Month: November 2017
Uncategorized

Spain oo u yeertay hogaamiyihii hore ee Catalonia

Maxkamadda sare ee Catalonia ayaa u yeertay hogaamiyihii xilka laga xayuubiyay ee gobolka Catalonia, Carles Puidgemont iyo 13 xubnood oo kale oo ka.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (01-11-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Cali ibraahim Cabdullaahi{Cali {Suxeyfa}:- Farsamadii:- Maxamud Dalal.

Read More
Uncategorized

Shirka Madaxda Dowlada iyo Kuwa Maamul gobaleedyada oo weli ka Socda Xarunta Madaxtooyada Dalka.

Muqdisho-KNN-Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Sheegaya in Weli uu soconayo Shirka u Dhexeeya Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Gobaleedyada,kaasi oo intiisa badan.

Read More
Uncategorized

Xildhibaan ka Tirsan Koofur galbeed oo ka soo horjeestay mooshin laga keenay Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh aadan

Baydhabo-KNN-Xildhibaan Xasan Macalin Yuusuf (Black) oo katirsan Baarlamaanka Koofur Galbeed oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa waxaa uu ka soo horjeestay xildhibaani sheegay.

Read More
Uncategorized

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo Maanta hortagaya Xildhibaanada Golaha Shacabka

Muqdisho-KNN-Sida ay Sheegayaan Wararka Waxaa Saakay Xildhibaanada Golaha Shacabka hortagi doono Wasiirka Wasaarada Maaliyada Soomaaliya Cabdi Raxmaan Ducaale Beyle. Ajendaha kulanka ayaa ah.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (01-11-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Dad gaari lagu ku jiirsiiyay wadanka mareykanka

Ugu yaraan sideed qof ayaa ku dhintay magaalada New York 11 kalena dhaawac halisa ayaa gaadhay ka dib markii nin baabuur nooca xamuulka.

Read More
Uncategorized

Howlgalo xalay laga sameeyay Magaalada Boosaaso,kadib qarax ka dhacay Magaaladaas.

Boosaaso-KKN-Qarax inta badan laga maqlay Magaalada Boosaaso, ayaa xalay ka dhacay Dhabarka Dambe ee Amal Bank, gaar ahaan wadada Masjidka Rowda, waxaana Xiligaasi.

Read More
Uncategorized

Soomaali badan oo lagu Xiray Dalka Masar

Muqdisho-KNN-Ku dhawaad 100 muwaadiniin soomaaliyeeda ayaa lagu xiray wadanka masar gaar ahaan magaalada caasimada ah ee khaahira ka dib markii halkaasi dil loogu.

Read More