Month: November 2017
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (30-11–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (30=11=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:–Maxamed Qeys Xasan Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan {5:05PM}{30-11-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{30-11-2017}

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Uncategorized

Golaha Wasiirada Jubbaland oo Maanta shirkooda ugu hadlay arimaha amniga iyo Cadaalada.

kadib Kulanka ay maanta yeesheen magaalada kismaayo ee gobalka jubada hoose    golaha wasiirada ee maamulka Jubbaland  waxaa lagaga hadlay qodobo kala duwan.

Read More
Uncategorized

Askari ka tirsan ciidanka dowlada soomaaliya oo maanta lagu dilay degmada warta nabada.

Muqdisho-KNN-Kooxo hubeysan ayaa maanta askari ka tirsan ciidanka  nabad sugida dowladda  Soomaaliya ku dilay magaalada Muqdisho, xaafada janaraal daa’uud gaar ahaan degmada Warta.

Read More
Uncategorized

(Sawirro)Wasaarada Maaliyadda oo markii ugu horeysay Biloowday in si Electonic ah loo diwaangaliyo Mushaaraadka Ciidamada Xooga Dalka

Muqdisho-KNN-Wasiirka Maaliyadda XFS  Md Cabdiraxmaan ducaale Beyle ayaa Maanta Daahfuray Diwaangalinta Ciidamada Xooga Dalka oo markii ugu horeysay Taariikhda Soomaaliya  Askari walbo Mushaarkiisa.

Read More
Uncategorized

Donald Trump oo bartiisa twitter-ka ku weeraray R/Wasaaraha Britain

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Ra’iisulwasaaraha Britain Theresa May u sheegay in ay diiradda saarto argagixisada UK ka dib markii ay ku dhaliishay.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{30-11-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Uncategorized

(Sawirro)Puntland oo Maanta 2,500 oo askari ku wareejisay Dowlada Soomaaliya.

Garoowe-KNN-Munaasabad maanta ka dhacay magaalada garoowe ayaa waxaa maamulka puntland uu maanta  si rasmi ah dowladda federalka Soomaaliya ugu wareejisay masuuliyadda 2,500 askari.

Read More