Day: December 4, 2017
Uncategorized

Wadooyinka Muqdisho oo maanta xiran.

Muqdisho-KNN-Qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa saakay xiran waxaana dadka iyo Gaadiidka ay isticmaalayaan wadooyin qarada jeex. Inta badan magaalada ayaa.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (04-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Meydka qof shacab ah oo saakay lagu arkay M/ Gaalkacyo.

Gaalkacyo-KNN-Wararka naga soo gaarayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ay soo sheegayaan in saakay meydka qof shacab ah lagu arkay Suuqa magaalada.

Read More
Uncategorized

Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Degmada Qoryooley

Qoryooley-KNN-Wararka naga soo gaarayo degmada Qoryooley ee Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa soo sheegaya in Dagaalamayaasha Al-Shabaab ay xalay weerar ku qaadeyn Ciidamo ka.

Read More
Uncategorized

Dagaalo Culus oo ka socda Dalka yemen

Muqdisho-KNN-Wadanka yemen ayaa waxaa dib uga qarxay Dagaal culus oo u dhaxeeya Maleeshiyada Shiicada Yemen ee Xuuthiyiinta iyo xoogag taabacsan Madaxweynihii hore ee.

Read More
Uncategorized

Shir looga hadlayo Amniga Qaranka oo maanta ka furmaya Muqdisho

Muqdisho-KNN-Shir weyne looga hadlaayo Amniga Qaranka ayaa maanta ka dhacaya magaalada Muqdisho waxaana ka qeyb galaya Madaxweynaha Soomaaliya, Ra’iisal Wasaaraha, Madaxda Maamul Gobaleedyada,.

Read More