Day: December 11, 2017
Barnaamijyo Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (11-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed:-  Farsamadii:-Daahir C/risaaq Qoslaaye.

Read More
Uncategorized

Maamulka G/Hiiraan oo qorsheynaya Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab kadib weerarada Al-Shabaab oo kordhay.

Muqdisho-KNN-Guddoomiye ku xigeynka amniga iyo siyaasadda ee maamulka Gobalka Hiiraan Xuseen Cusmaan Muumin ayaa shir jaraa’id uu ku qabtay magaalada Baledweyne ee xarunta.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah-:Golaha Shacabka oo si kulul uga hadlay Xiisadda ka taagan M/Qudus

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada Baarlamaanka Golaha Shacabka ee Soomaaliya oo hadda kulan ku leh magaalada Muqdisho ayaa si kulul ugu hadlay Xiisadda u dhaxeysa Islaamka iyo.

Read More
Uncategorized

Xiisad u dhaxeysa Ciidamo kawada tirsan Dowladda oo maalintii 5-aad ka taagan meelo ka mid ah Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Qaar ka mid ah Ciidamada Soomaaliya ayaa maalintii 5aad Siyaabo kala Duwan ugu dagaalamaya degmooyinka Kaaraan, Heliwaa iyo Hodan waxaana wali taagan xiisad.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (11-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:– Xasan Maxamed aweys    ;- Farsamadii:-Daahir.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (11-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Cali ibraahim Cabdullaahi{Cali {Suxeyfa}:- Farsamadii:- Maxamud Dalal.

Read More
Uncategorized

Puntland oo digniin ka soo saartay Hay’adaha fidiya warar la xiriira kufsiga.

Muqdisho-KNN-Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Xaji Cumar Camey oo la hadlay saxaafada  ayaa  hay’addaha uga digey inay abuuraan kiisas been abuur ah.

Read More
Uncategorized

Golaha shacabka oo Maanta aqrinta labaad marinaya miisaaniyada 2018-ka

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada Golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaayo ansixinta Miisaaniyadda Dowladda ee 2018 oo dhawan golaha Wasiirada ay soo meel mariyeen miisaaniyadaan ayaa.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (11-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Dowlada Soomaaliya oo dalka cuman ugu qeyb galaysa shirka caalamiga ah ee dalxiiska(Sawirro).

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo ka qeybgalaya Shirka Caalamiga ah ee Dhaqanka & Dalxiiska oo lagu.

Read More