Day: December 11, 2017
Uncategorized

Al-Shabaab oo laga cabsi qabo inay weeraro ka fuliyaan qeybo ka mid ah gobalka gedo.

Gedo-KNN-Cabdi Cali Cabdi Qoorleex gudoomiyaha degmada Ceel Cade ee gobolka gedo oo la hadlay idaacada kulmiye ayaa waxaa uu sheegay in ay jirto.

Read More
Uncategorized

Shacabka ku nool degmooyinka Hilawaa iyo kaaraan oo dowlada ka codsaday in laga dulqaado ciidamo ku dagaalamay degmooyinkaas

Muqdisho-KNN-Iyadoo degmooyinka Hiliwaa iyo Kaaraan dhowr jeer ay ka dhaceen isku dhacyo u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan dowlada ayaa waxaa cabasho arinkaasi.

Read More