Day: December 27, 2017
Uncategorized

Akhriso-:Maxkamadda Racfaanka oo muddo cusub u qabatay C/raxmaan C/shakuur Warsame oo maanta ka baaqday Maxkamadda.

Muqdisho-KNN-Saalax Sheekh Ibraahim Maxamed Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka G/Banaadir ayaa waqti cusub u qabatay kiiska dacwada loo heysto Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame, iyadoo ku wargelisay.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(27-11-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (27-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Maxamed Dalal  Maxamuud;-.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (27-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono Maxamed Cabdisalaam Cumar :- Farsamadii:-Maxamed Dalal.

Read More
Uncategorized

Maxkamadda Racfaanka oo maanta dhageysatay Dacwad ka dhan ah C/raxmaan C/shakuur.

Muqdisho-KNN-Maxkamadda Racfaanka Gobalka Banaadir ayaa maanta dhageysatay Eedeymaha loo heesto Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warasme oo ay soo diyaariyeen Xeer-ilaalinta Qaranka. Dacwad oogayaasha oo.

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Puntland oo maanta booqanaya Ciidanka isku dhafka ah ee ka jira Magaalada gaalkacyo

Gaalkacyo-KNN-Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas  Madaxweynaha Puntland ayaa la   filaya inuu  booqan doona saldhiga ciidamada isku dhafka ee ka soo kala jeeda labada.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah-:Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo codka Kalsoonida Helay.

Jowhar-KNN-Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle oo maanta kulan ku lahaa Magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle ayaa goor-dhaw codka kalsoonida siiyay Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Waare..

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (27-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Cali ibraahim Cabdullaahi{Cali {Suxeyfa}:- Farsamadii:- Maxamud Dalal.

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Soomaaliland oo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaal beleedka ka jira degaano ka tirsan gobalka Sool.

Hargeysa-KNN-Muuse Biixi Cabdi  Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu si kulul uu ugu hadlay Dagaal beeleedyo ka taagan Deegaano.

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo la Sheegay inay Go’doomiyeen Degaano ka tirsan Gobalka Gedo.

Gedo-KNN-Deegaano dhowr ah oo kamid ah gobolka gedo ayaa la sheegayaa in ay go’doomiyeen Al-shabaab oo aan la isugu gudbi Karin, islamarkaana Ay.

Read More