Day: December 27, 2017
Uncategorized

Soomaaliland oo ka jawaabtay hadal ka soo baxay Kooxaha Xuutiyiinta Yemen.

Hargeysa-KNN-Kadib markii  war la sheegay in uu kasoo baxay Kooxda Xuutiyiinta oo ku aadan in ay gantaallo ku garaaci doonto Magaalada Hargeysa ayaa.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (27-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Mareykanka oo cuniqabateen saaray masuuliyiin ka tirsan Dowladda Kuuriyada Waqooyi

Muqdisho-KNN-Dawladda Maraykanka ayaa cunaqabatayn dul dhigtay labo sarkaal oo Kuuriyada Waqooyi u dhashay, kuwaas oo ay ku sheegtay in ay yihiin kuwa dalka.

Read More
Uncategorized

Xildhibaanada Maamulka Hirshabelle oo Maanta lagu wado inay Ansixiyaan golaha wasiirada Cusub Maamulkaasi

Jowhar-KNN-Xarunta maamul goboleedka Hirshabeele ee magaalada Jowhar waxaa maanta kulan mudo laga shaqeyay in ay iskugu yimaadaan ku yeelanaya xildhibanada baarlamaanka Hirshabeelle ,kulankaas.

Read More
Uncategorized

faahfaahin ka soo baxaya Sarkaal ka tirsan Puntland oo xalay lagu dilay Gaalkacyo.

Gaalkacyo-KNN-Wararka laga helayo  Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug, ayaa Waxaa ay sheegayaan in Xalay Halkaasi lagu Dilay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Difaaca maamulka.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ku baaqay in la joojiyo colaada ka Jirta Gobalka Sool.

Muqdisho-KNN-Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey  Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la hadlay Saxaafada ayaa beeniyay inay gacmo kale ku lug leeyihiin colaada ka.

Read More