Month: January 2018
Uncategorized

Xisbiyada Dalka oo dalbaday inay cadaalad helaan Askartii ku dhimatay weerar lagu qaaday guriga C.raxmaan C.ashkuur.

Muqdisho-KNN-Kadib kulan ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho ayay War-Saxaafadeed si wadjir ah Waxaa ay ugu soo saareen Afarta Xisbi Siyaasadeed ee kala ah.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{31-01-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(31-01-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (31-01-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqayaar} Farsamadii:-Mxamed Dalaal.

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:- Qisadaan, mar waa farxad, mar waa murugo, marna waa fariin muhiim ah.

Muqdisho-KNN-Ismaaciil  Axmed Maxamuud  waa arday naafo ah kana qalin jibiyay mid ka mid ah jaamacadaha ku yaala  Muqdisho wuxuu Degriiga koobaad ka qaaday.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (31-01-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono Maxamed Cabdisalaan Cumar. Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud;-.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (31-01-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono Cali Ibraahim Cabdullaahi. Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud;-.

Read More
Uncategorized

Dowlada Kenya oo bilowday qorshe ay kaga hor tageyso mucaaradka.

Muqdisho-KNN-Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in dhaqdhaqaaqa wax iska caabinta ee ku aadan mucaaradka Kenya isla markaana waxay ku tilmaameen inay yihiin burcadiin..

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (31-01-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Axmed Madoobe oo Maanta lagu wado inuu la kulmo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland

Muqdisho-KNN-Wararka naga soo gaarayo magaalada kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa sheegaya in maanta Madaxweyne Axmed Madoobe uu kulan gaar ah la qaato.

Read More