Month: January 2018
Uncategorized

Kheyrre oo Gurigiisa ku booqday Senator Cabdi Qaybdiid kana raali giliyay weerarkii lagu qaaday.

Muqdisho-KNN-Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre  ayaa  Gurigiisa ku booqday Senator Cabdi Xasan Cawaale “Qaybdiid” oo maalin ka hor lagu weeraray Gurigiisa oo.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (01-01-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi-: Awood ayaan u leenahay in Mareykanka aan Niyukleer ku garaacno.

Muqdisho-KNN-Hogaamiyaha Kuuriyada waqooyi ayaa sheegay in dhamaan mareykanka uu ku jiro imika xeendaabka hubkiisa Niyukleerka . Waxa uu intaa ku daray in uu.

Read More
Uncategorized

Guddoomiye Taabid oo xalay duleedka Muqdisho ku booqday Ciidamo ka tirsan Kuwa amaanka Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha maamulka Gobalka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa xalay saqdii dhexe booqday Ciidamo ka tirsan kuwa amaanka oo saldhig ku leh deegaanka siinka.

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo weeraray saldhig Ciidamada Soomaaliya ay ku leeyihiin D/degmada Balcad.

Muqdisho-KNN-Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Ciidamo ka tirsan kuwa Soomaaliya oo saldhig ku leh inta u dhaxaysa degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee.

Read More