Day: April 16, 2018
Uncategorized

Madaxweyne  Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib ka qayb-galkii Shirkii Jaamacadda Carabta ee Dahraan

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay shir-madaxeedka dalalka xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta oo ka dhacay magaalada.

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Nin Xaaskiisa si fool ugu dilay Kismaayo.

Kismaayo-KNN-Alle ha u naxariistee magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa si fool xun waxaa loogu dilay Muxubo Maxamed Guure oo ay aheyd.

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Guddoomiyihii gobalka Hiiraan oo sharuud ku xiray wareejinta xilka maamulka gobalka.

Beladweyne-KNN-Cali Jeyte Cusmaan Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee maamulka gobalka Hiiraan ayaa shalay ka maqnaa xafladda xil wareejinta maamulka gobalka waxaana uu faah.

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Soomaaliya oo baaq u diray hogaamiyaasha Wadamada Jaamacadda Carabta.

Muqdisho-KNN-Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya oo ku sugan Dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya kana mid ah Madaxdii ka qeyb gashay shirkii 29-aad ee Jaamacadda.

Read More
Uncategorized

Soomaaliya iyo Imaaraadka oo wadahadal u socdo.

Muqdisho-KNN-Isagoo la hadlayay Idaacadda VOA Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayuu sheegay in wada hadal uu u socdo Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraatka.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (16-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Ciidamo la kala dhax dhigay Beelihii ku dagaalay Maxaas.

Maxaas-KNN-Taliyaha Milatariga Soomaaliya qeybtooda ku sugan Degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan ayaa sheegay in ay Ciidamo kala dhax dhigayn Maleeshiyo dhawaan ku dagaalamay.

Read More
Uncategorized

Xulka Qaranka Soomaaliya oo Guul ka gaaray Xulka Itoobiya.

Muqdisho-KNN-Ciyaartooyda Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa Guul taariikhi ah muddo kadib ka gaaray Xulka Qaranka Itoobiya kadib Ciyaar xiiso badan oo ka dhacday dalkaasi..

Read More
Uncategorized

Dil ka dhacay deyniile iyo Ciidamada amniga Baaritaano ka sameeyay degmadaasi.

Muqdisho-KNN-Alle ha u naxariistee koox hubeysan ayaa xalay xaafadda Oodweyne ee degmada deyniile ku dilay qof shacab ah. Dilka ayaa waxaa fuliyay Dhalinyaro.

Read More
News in English

A Police officer gunned down in Mogadishu.

Al Shabaab group takes responsibility of a shooting on Somali police officer in Mogadishu on Sunday night. Witnesses said two men armed with.

Read More