Day: April 16, 2018
Uncategorized

Ciidamada dowlada iyo Al-shabaab oo ku dagaalamay gobolka Bakool

Baydhabo-KNN-Wararka ka imaanaya gobolka Bay ee maamulka Koofur Galbeed ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay ciidamada xooga iyo Al-shabaab uu ka dhacay deegaanka.

Read More
Uncategorized

Webiga Shabeelle oo ku fatahay Jowhar.

Jowhar-KNN-Webiga Shabeelle oo muddooyinkii dambe la ciir ciirayay biyo badan ayaa ku fatahay magaalada jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle. Webiga ayaa ku fatahay.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{16-04-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Shiekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(16-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Uncategorized

Mudug:-Dhaq dhaqaaq ciidan oo ka taagan deegaanka Bacaadweyne

Muqdisho-KNN-Dhaq dhaqaaq ciidan ayaa laga dareemayaa deegaanka Bacaadweyne ee dhaca koofurta gobolka Mudug halkaas oo ay soo gaareen dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab oo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (16-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqyaar} Farsamadii:- Shafici.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Gaas “Soomaaliya iyo Imaaraadka waxaa ka dhaxeeya xiriir qoto dheer”

Garowe-KNN-Madaxweynaha maamulka Puntland  Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo goor dhow shir jaraa`id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (16-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Cabdisalaan Cumar Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (16-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdiwahaab Xuseen  Muxudiin:- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:-.

Read More
Uncategorized

Wasiir Bayle oo wado qorsho Soomaaliya lacag cusub loogu sameynaayo

Muqdisho-KNN-Wasiirka Wasaarada Maaliyada xukumada fedraalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa khudbad ka jeediyay Jaamacadda Caalamiga ah ee Harvod,.

Read More