Day: April 17, 2018
Uncategorized

AMISOM oo soo bandhigtay qorshe looga hortagayo qaraxyada ay fuliyaan Al-shabaab

Muqdisho-KNN-Wakiilka Midowga Africa u fadhiya Soomaaliya ayaa isniintii ku dhawaaqay dadaaalo adag oo ladoonayo in looga hortago qatarta  waxyaabaha qarxa ee ku wajahan.

Read More
Uncategorized

Sheekh Shariif oo ka hadlay xiisada ka dhaxtaagan Soomaaliya iyo Imaaraadka

Muqdisho-KNN-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ee ka dhax taagan dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka. Sheekh Shariif.

Read More
Uncategorized

Maamulka Hirshabeelle “waan ka hor tageynaa wax yeelada fatahaada Webiga Shabeelle”

Jowhar-KNN-Wasiirka wasaarada beeraha iyo waraabka ee maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in ay wadaan dadaalo ku aadan ka hortaga wax yeelada ka dhalan karta.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (17-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
News in English

Somalia Starts Talks to Ease Tensions With UAE

Mogadishu-KNN-The Somali government said Monday that it has opened conciliatory talks with United Arab Emirates leaders on Monday, a day after the UAE.

Read More
News in English

AU envoy decries threats posed by explosive devices in Somalia

African Union top envoy in Somalia on Monday called for concerted efforts, to defeat the threat posed by Improvised Explosive Devices (IEDs) to.

Read More
Uncategorized

Taliska Ciidanka xooga oo beeniyay in boob uu ka dhacay xerada General Gordan

Muqdisho-KNN-Taliska ciidanka xooga Soomaaliyeed ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay eedeeyn loo soo jeediyay saraakiil ka tirsan Militariga Soomaaliya. Kuwaas oo lagu eedeeyay.

Read More
Uncategorized

Maamulka degmada Boondheere “waxaa noo qorsheysan kahortaga dilalka ka dhaca degmada”

Muqdisho-KNN-Maamulka degmada Boondheere ee gobolkaan Banaadir ayaa sheegay in dilalka qorsheysan ay ku yar yihiin in ay ka dhacaan degmadaasi. Maamulka ayaa tilmaamay.

Read More