Day: April 25, 2018
Uncategorized

Fatahaadda Wabiga Shabeelle ee Beladweyne oo sii fideysa.

Beladweyne-KNN-Maamulka Gobalka Hiiraan ee Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle ayaa walaac ka muujiyay Xaaladda kumanaan qoys oo ka barakacay xaafadaha Magaalada kadib markii ay saameysay.

Read More
Uncategorized

Murashaxiinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS oo maanta Khudbado jeedinaya

Muqdisho-KNN-Sida ku cad Jadwalka doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya waxaa maanta lagu wadaa in fadhiga Golaha Shacabka Khudbado looga dhageesto Murashaxiinta.

Read More