Month: May 2018
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (01-05-2018)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Maahir.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {26-04-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{01-05-2018}

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{01-05-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Shiekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Sports

Weeraryahanka Liverpool Mohamed Salah ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka sannadka oo ay bixiyaan qorayaasha.

Muqdiaho-KNN-Mohamed Salah ayaa loo magacaabay xidiga sanadka’Player of the Year’ abaal marintan oo ay u codeeyaan qorayaasha ‘Writers’ ‘ka dib markii uu soo.

Read More
Uncategorized

Shabaab iyo Shacab ku dagaalamay Dhoobleey.

Dhoobleey-KNN-Wararka ka imaanaya duleedka degmada Dhoobleey ee gobalka Jubada Hoose ayaa soo sheegaya in maanta ay halkaasi ku dagaalameyn Shacab Xoolo dhaqato ah.

Read More
Sports

Chelsea oo dooneysa Nagelsmann inuu badal u noqdo macalin Conte.

Muqdisho-KNN-Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay diirada saarayso Julian Nagelsmann oo bedel u noqon doona xagaaga soo aadan macalin Conte. Mustaqbalka Conte ee.

Read More
Uncategorized

Farriinta Madaxweynaha ee Maalinta Shaqaalaha Aduunka.

Muqdisho-KNN-Waxaan hambalyo halkan uga dirayaa dhammaan shaqaalaha adduunka, gaar ahaan xoogsatada Soomaaliyeed munaasabadda maalinta shaqaalaha adduunka ee 1da May. Waxaan ku bogaadinayaa dhabar.

Read More
Sports

Wax walba oo aad uga baahantahy kulanka caawa u dhaxeeya Real Madrid iyo Bayer munich.

Muqdisho-KNN-Kulan si wayn loowada sugayo kana tirsan simi finalaha lugtiisa labaad tartanka Champion League ayaa caawa dhex mari doono  kooxaha Real Madrid Iyo.

Read More
Uncategorized

Warbixin:-Shaqaalaha Rayidka Soomaaliya waa sanadkii ugu fiicnaa oo ay dabaal dagaan tan iyo 1991-kii.

Muqdisho-KNN-Maanta waxay ku beegan tahay Kowda Bisha May oo ah maalinta Shaqaalaha Aduunka waxaana la fasaxay dhamaan Shaqaalaha Rayidka ah ee Soomaaliya, Markii.

Read More