Month: September 2018
Somali News

Ciidamada Huwanta oo Saakay ku wajahan Duleedka Beledweyne.

Beledweyne-KNN-Warar ka Imaanaya duleedka Magaalada Beledweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa Sheegaya in ciidamada Xooga,itoobiya iyo Kuwa Jabuuti ay maanta ku sii wajahan yihiin.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (29-09-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamed Cali Maxamed  :- Farsamadii:–Iqra Axmed Maxamuud.

Read More
Somali News

Kenya oo cafis u fidisay Dhalin yarada ka tirsan Al-Shabaab.

Muqdisho-KNN-Isu duwaha Amniga Gobolka Waqooyi Bari   Maxamed Biriq ayaa waxaa uu sheegay in Dowladda Kenya ay iclaamisay  in  cafis ay  u fidisay Dhallinyarada.

Read More
Barnaamijyo Somali News Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (29-09-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Booliska Soomaaliya oo xalay baaritaano ka sameeyay muqdisho

Muqdisho-KNN-Faafaahino dheeeraad ah ayaa laga helayaa ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya  oo xalay baaritaano  ka sameeyay  degmooyinka Howlgawadaag Hodan iyo Warta nabada ee gobalkaan.

Read More
Somali News

(Akhriso)Dib u dhac ku yimid doorashada Madaxweynaha galmudug ee Cadaado.

Cadaado-KNN-Warqad ka soo baxday Xildhibaanada Galmudug ee ku sugan Magaalada Cadaado ee Dhawaan  sheegay inay xilkii ka qaadeen Madaxweynaha Galmudug ayaa waxa ay.

Read More
Somali News

Xildhibaanada oo maanta kulan ku leh Xarunta Golaha Shacabka.

Muqdisho-KNN-Mudanayaasha  Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta lagu wadaa in ay  kulan ku yeeshaan  xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka.

Read More
News in English

AU awards police officers for peace contribution in Somalia

Mogadishu-KNN-The African Union Mission in Somalia (AMISOM) on Friday awarded 30 police officers deployed in Somalia to boost stabilization efforts for their distinguished.

Read More
News in English

UK Urges Donors To Support African Union Mission In Somalia

Mogadishu-KNN-The UK, Somalia, Italy and Ethiopia brought together international partners in support of Somalia’s security, political and economic reforms. Minister for Africa Harriett.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamjka Murti iyo Maaweelo Ee Radio Kumiye (28-09-2018)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More