Month: December 2018
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (30-12-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare]:- Farsamadii:-Cabdirisaaq.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Jubbaland oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan Al-Shabaab.

Kismaayo-KNN-Axmed Maxamed Islaam Madaxweynaha maamulka Jubbaland  ayaa ayaa Maanta Booqday qaar kamid ah Xarumaha Ciidamada Nabadsugida Jubbaland. Madaxweynaha ayaa Askarta iyo Sarakiisha uu.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (30-12-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Maxamed Cali Maxamed :- Farsamadii:– Cabdi.

Read More
Somali News

Magacyada Saraakiil Ajaanib oo ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Jilib.

Muqdisho-KNN-Ciidamada Militariga Soomaaliya oo ay kaashanayaan  Ciidamo Mareykan ah ayaa Howlgal qorsheysan waxaa ay  ka fuliyeen degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhaxe. Howlgalka.

Read More
Somali News

Wasaarada Caafimaadka oo ka hadashay Cabashada Shaqaalaha isbitaalka Banaadir.

Muqdisho-KNN-Fowziya Abiikar Nuur Wasiiirka wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay ka hadashay dibad baxyada beryahaan dambe ay dhigayeen shaqaalaha isbitaalka banaadi,r.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (30-12-2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Baaritaano dad badan lagu soo qabtay oo xalay laga sameeyay Xamarweyne.

Muqdisho-KNN-Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa xalay baaritaano waxaa ay ka sameeyeen Xaafadaha Degmada Xamar weyne ee Gobalka Banaadir, kadib markii Gudoomiye Waaxeed lagu dilay.

Read More
Somali News

Xildhibaanada oo cod u qaadaya Miisaaniyada Dowlada ee 2019

Muqdisho-KNN-Maanta oo Axad ah ayaa la filayaa in xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka soomaaliya ay cod u qaadaan Miisaaniyadda Dowlada ee Sanadka 2019-ka. Ajendaha.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (29-12–2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

Gudoomiye Waaxeed Caawa lagu dilay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Koox hubeysan ayaa Caawa Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir waxaa ay ku dileen Guddoomiye Waaxeed ka tirsan Degmadaasi iyo qof shacab ah. Dilka.

Read More