Month: December 2018
Somali News

Xildhibaan Cabbdullaahi oo ka tanaasulay Xisbiga Xasan Sheekh.

Muqdisho-KNN-C/llaahi Maxamed Nuur oo ka mid ah xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka soomaaliya ayaa shaaciyay inuu ka tanaasulay xubinnimada Xisbiga Midowga Horumarka iyo.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (31-12-2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Gudoomiye Yariisow oo ka hadlay ahmiyada ay leedahay in qofka la dhiiri geliyo.

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb-galay munaasabad lagu bixinayay Abaalmarinta (Mogadishu Awards 2018), taasoo abaalmarin lagu guddoon-siiyanayay.

Read More
Somali News

Maamulka Koofur Galbeed oo bilaabaya Howlgal ka dhan ah Al-shabaab.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Lafta Gareen ayaa sheegay in dhawaan in ay bilaaban doonaan sidii loo qaadi lahaa Howlgal ka.

Read More
Somali News

Xubnaha Baarlamaanka Puntland oo la shaacin doono.

Garoowe-KNN-Guddiga xalinta Khilaafka doorashooyinka Puntland ayaa lagu filayaa in ay ku dhawaaqaan maanta Liiska Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka maamulka Puntland. Liiska Xildhibaanada ayaa.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (30=12=2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (30=12=2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdullahi Xuseen Canshuur iyo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (30-12-2018)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan Diini.

Read More
Kalamaan Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {30-12-2018}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (30-12-2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More