Month: December 2018
Somali News

Guddoomiye ku xigeenkii Matabaan oo ku dhintay weerar ka dhacay degmadaasi.

Matabaan-KNN-Faa Faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar lagu qaaday Kolonyo gaadiid ah oo ka baxay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan kuna.

Read More
Somali News

War deg deg:- 3 qof oo ku dhintay weerar ka dhacay Matabaan.

Matabaan-KNN-Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhintay sida ay xaqiijiyeen dadka degaanka dagaal maanta ka dhacay duleedka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Dagaalkaan.

Read More
Somali News

Wafdigii Dowladda dirtay oo gaaray deegaanka Gelinsoor.

Gelinsoor-KNN-Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye iyo wafdigii la socday ayaa maanta gaaray degaanka Gelinsoor ee gobolka Galgaduud, wafdiga ayaa lagu wadaa.

Read More
Somali News

Ciidamada amniga oo Baydhaba ku qabtay Gaari Qarax ku rarnaa.

Baydhaba-KNN-Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo Ee xarunta gobolka bay ayaa waxaa ay sheegayaan, in ciidamada ammaanka howlgal magaaladaasi ay ka fuliyeen lagu qabtay.

Read More
Somali News

Madaxweynaha K/Galbeed oo kulan la qaatay Odayaasha Xudur.

Xudur-KNN-Cabdi-casii Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa maanta magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool kula kulmay odayaasha dhaqanka ee degmadaasi. Madaxweyne Lafta-Gareen ayaa odayaasha ka.

Read More
Somali News

Golaha Shacabka oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2019 ee Dowladda.

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta Ansixiyay Miisaaniyadda sanadka cusub ee DFS ee 2019. Ansixinta miisaaniyadda 2019 ayaa dhawaan Baarlamaanka Soomaaliya waxaa ka codsaday.

Read More
Somali News

Golaha Shacabka oo cod aqlabiyad leh ku Ansixiyay Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka.

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BFS ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku Ansixiyay Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka oo dib u Eegis lagu sameeyay. 170 Xildhibaan.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (30-12-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (30-12-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye.

Read More
News in English

Somalia military forces killed dozens of Al-shabaab militants and officials with foreigners

Somalia military forces, SNA attacked Al-shabaab training base in middle Jubba region on Saturday and killed dozens of Al-shabaab militants and officials, SNA.

Read More