Day: January 1, 2019
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Miisaaniyadda Dowlada ee Sanadka 2019.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2019, kaddib markii ay ansixiyeen Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka.

Read More