Day: January 1, 2019
Somali News

Shir looga hadlayay qorshaha Horumarka qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Wasiirka Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dalka Jamaal Xassan ayaa shir Gudoomiyay Shir looga hadalayay Qorshaha Horumarinta Qaranka Soomaaliyeed ee 2020-2024 kaas oo maanta.

Read More
Kalamaan Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {01-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (01-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Odayaal lagu xiray Shabeelaha dhexe.

Jowhar-KNN-Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe, Axmed Mayre Makaraan (Axmed Faal), ayaa maanta soo xiray odayaal dhaqameed ku noolaa degaanka Gumarow ee degmada Raaga-ceelle..

Read More
Somali News

Weerar ka dhacay Jubada Hoose.

Muqdisho-KNN- Wararka ka imaanaya deegaanka Qooqaani ee Gobalka jubada hoose ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen kolonyo ka tirsan Ciidamo Kenya.

Read More
Somali News

Madaxwaynaha Sudan oo balan qaaday horumar dhaqaale.

Muqdisho-KNN-Madaxwaynaha dalka sudan Cumar Xassan al-Bashiir ayaa balan qaaday in sanadkan cusub ee 2019 dalka Sudan uu gaarsiin doono horumar dhaqaale kadib dibad.

Read More
Somali News

Xildhibaanada Cusub ee Puntland oo Gudoomiye KMG ah doortay.

Garoowe-KNN-Xildhibaanada Cusub eee Barlamaanka maaamulka Puntland ayaa maanta guddoomiye kumeel gaar ah u doortay xildhibaan Xuseen Xaaji Yaasiin Diiriye, kaasi oo loo xushay.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (01-01-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta.

Read More
Somali News

Dil ka dhacay Duleedka Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Nin hubeysan oo caan ka ah degaanka Tareedisho ee duleedka magaalada Muqdisho, oo lagu magacaabo C/qaadir Ibraahim Caddow, ayaa maanta dilay alle ha.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (01-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-Iqa Axmed.

Read More