Day: January 1, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (01-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare]:- Farsamadii:-Cabdirisaaq Xasan.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo xukun ku fuliyay nin ay ku eedeeyeen inuu kufsi geystay.

Muqdisho-KNN-Al-Shabaab ayaa Meel fagaaro ah oo ku yaala Degmada Jilib ee Gobalka Jubada dhexe waxaa ayna xukun ku fulisay Nin ay sheegtay inuu.

Read More
Somali News

Xildhibaanada Cusub ee Puntland oo Maanta la dhaariyay.

Garoowe-KNN-Maxkamada sare Maamulka Puntland ayaa Daqiiqado ka hor waxaa ay xarunta Golaha Baarlamaanka Maamulka Puntland ay ku dhaarisay Xubnaha ka mid ah Baarlamaanka.

Read More
Somali News

Dowlada Dhexe oo laga dalbaday in ay Jawaab ka bixiso Xariga Roobow iyo dhibaatadii Baydhabo

Muqdisho-KNN-Wakiilka Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Nicolas Hysom ayaa qoraal dheer oo uu soo saaray waxaa uu uga hadlay aarrimo ku.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo dad ka afduubtay Gobalka Mudug.

Muqdisho-KNN-Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa la sheegay in dad badan ay ka afduubteen deegaano hoostaga degmada Xarardheere ee Gobalka Mudug. Deegaanada ay Al-Shabaab dadka  ku.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{01-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (01-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:– Cabdi risaaq.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (01-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Xubno Shabaab lagu eedeeyay oo lagu toogtay Baardheere

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanaya Degmada Baardheere ee gobalka Gaedo ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda Soomaaliya  ee jooga degmadaasi ay  toogteen ku dhawaad 7 qof.

Read More
Somali News

Taliye Cusub oo loo magacaabay Howlgalka Al-Shabaab ee Jubada Dhexe.

Kismaayo-KNN-Warqad ka soo baxday  Wasaaradda amniga maamulka Jubbaland ayaa waxaa lagu Magacaabay taliyaha howlgalka Al-Shabaab looga saarayo Gobolka Jubbada dhexe. Taliyaha xoreynta Gobolka.

Read More