Day: January 20, 2019
Somali News

Kenya miyay ka hor tagi kartay weerarkii Al-shabaab ee Nairobi?

Muqdisho-KNN-Weerarkii dhawaan ka dhacay dhisme ku yaalla magaalada Nairobi ayaa dhaliyay su’aalo badan oo ku aadaan in Kenya ay casharro ka baratay weerardii.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (20-01-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (20-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-Iqa Axmed.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (20-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare]:- Farsamadii:-Cabdirisaaq Xasan.

Read More
Somali News

Axmed Madoobe “Jubbaland waxay ku jirtaa xaalad dagaal”

Dhoobley-KNN-Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xaalad dagaal kaga dhawaaqay degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose. Axmed Madoobe ayaa sheegay in dagaal ka.

Read More
Somali News

Puntland oo gaadiid koonfurta ku soo wajahnaa ku xayirtay degaanka Xarfo.

Xarfo-KNN-Tobaneeyo gaadiidka xamuulka qaada ah oo ku soo wajahnaa Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay lagu xayiray degaanka Xarfo oo.

Read More
Somali News

Doorashada Golaha wakiilada Soomaaliland oo mudo kordhin loo sameynayo

Hargeysa-KNN-Aqalka golaha guurtida ayaa la filayaa inay maanta ku dhawaaqaan muddo kordhintii saddexaad ee loo sameeyo golaha wakiilada Somaliland oo muddo afar iyo.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{20-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (20-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye: Maxamed Cali Maxamed :- Farsamadii:– Cabdi risaaq.

Read More
Somali News

Ciidamada Itoobiya oo xabsiga dhigay Wariye Coldoon

Muqdisho-KNN-Cabdi maalik Muuse Coldoon oo ka mid ah Wariyeyaasha Soomaaliyeed  ayaa la sheegay in lagu xiray degmada Gaashaamo ee Ismaamulka Soomaalida ee dalka.

Read More