Day: January 20, 2019
Somali News

Duqeyn loo geystay Idaacad ku hadasha afka Al-Shabaab oo ku taala Jubada dhexe.

Jilib-KNN-Warar ay heshay KNN ayaa sheeya in diyaarado dagaal xalay ay duqeyn la beegsadeen Idaacadda Ku hadasha Afka Al-Shabaab oo ku taala Magaalada.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (20-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
News in English

Ethiopia readies ‘massive offensive’ on Al-Shabaab in Somalia

Mogadishu-KNN-The Ethiopian National Defense Force is confirming an ambush by al-Shabaab extremists on an Ethiopian peacekeeping convoy in neighboring Somalia and says Ethiopian.

Read More
Somali News

Itoobiya oo sheegtay in ay ka jawaabi doonto Weerarkii Al-Shabaab ee Buurhakaba.

Muqdisho-KNN-Dowlada Ethiopia ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in jawaab ay kabixiso weerarkii ugu danbeeyay ee al-shabaab ku qaadeen qaar katirsan golanyada.

Read More
Somali News

Maxkamadda dalka Congo oo meelmarisay doorasho muran badan dhalisay.

Muqdisho-KNN-Maxkamadda Dastuuriga ah ee dalka Jamhuuriyadda Dimuquraadiga ee Congo ayaa ku gacan seyrtay dacwad ka dhan ahayd natiijada doorashada madaxtinimada ee dhawaan dalkaasi.

Read More
Somali News

Mareykanka oo sheegey in uu Duqayn ku dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Muqdisho-KNN-War qoraal ah oo kasoo baxay taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa lagu sheegay in 52 ka mid ah.

Read More
News in English

U.S. says its air strike kills 52 militants who attacked Somali base

Mogadishu-KNN-The U.S. military launched an air strike in Somalia on Saturday, killing 52 Islamists who had attacked a Somali military base earlier in.

Read More