Day: March 4, 2019
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (04-03-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-C/risaaq Xasan.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (04-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare] :- Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Wafdi ka socda Malaysia oo maanta soo gaaray Muqdisho

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ka socday dalka Malaysia gaar ahaan Hya’adda Islaamic relief,kuwaasi oo u yimaadey sidii ay qiimeyn ugu.

Read More
Somali News

Haweenay maanta lagu dilay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Sida ay sheegayaan wararka Mid ka mid ah ilaalada Hotelka Shamow ayaa maanta waxaa uu haweenay ku dilay Magaalada Muqdisho. Haweenayda la dilay.

Read More
Somali News

Guddoomiye Mursal oo ku baaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabab.

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS Mudane;  Maxamed Mursal Sh.C/raxmaan, ayaa qudbad ka jeediyay Shirka 29-aad ee Midowga Baarlamaanada Carabta oo Shalay ka furmay.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{04-03-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (04-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim :- Farsamadii:–Iqra Axmed.

Read More
Somali News

AKHRISO:-Puntland oo Amar ku bixisay in la xiro Suuqa Kaluunka ee Magaalada Boosaaso

Boosaaso-KNN-Maamulka Puntland ayaa ku amaray kalluumaysatada magaalada Boosaaso inay muddo kaga guuraan xaruntii hore ee Kaydka Kalluunka Boosaaso ee NECFISH, taasi oo ku.

Read More
Somali News

Sarkaal ka tirsan ciidanka Xoogga oo saakay lagu dilay Beledweyne

Muqdisho-KNN- Koox  hubeysan ayaa saakay waxaa ay sarkaal ka tirsan militariga Soomaaliya ku dileen Gudaha Magaalada Beledweyne ee Gobalka Hiiraan. Dilka ayaa waxaa.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (04-03-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More