Day: March 11, 2019
Somali News

Macalim dugsi, oo Gabar 9 sano jir ah ku kufsaday Beladweyne

Beladweyne-KNN-Wararka ka imaanayo magaalada Beladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in Macalim dugsi Qur’aan uu halkaasi ku kufsaday Gabar 9 sano jir.

Read More
Somali News

Nin soo xirtay dharka Dumarka oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho-KNN-Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa xalay degmada kaaraan ee Gobalka Banaadir ka qabtay nin soo xertay dharka dumarka oo ku sugnaa Xaafadda Godey ee.

Read More