Day: March 11, 2019
Somali News

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan dalka Uganda.

Muqdisho-KNN-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa  inuu  u ambabaxo dalka Uganda. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la.

Read More
Somali News

Madaxii Booliska Amisom oo la sheegay in ay kamid noqotay dadkii ku dhintay diyaaraddi ku bur burtay Itoobiya.

Muqdisho-KNN-Ku-simihii Taliyaha Boliska ee AMISOM ee Soomaaliya , Kiristiine Alalo ayaa la xaqiijiyay in  ku geeriyootay Shilkii Diyaaradii Ethiopian Airlines ee shalay ku.

Read More
Somali News

SAWIRRO:-R/Wasaare Kheyre oo maanta gaaray Kismaayo.

Muqdisho-KNN-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka.

Read More
Somali News

Wasiir Beyle oo dhagax dhigay dhismaha xarunta ilaalada canshuuraha ee Turabataariyo

Muqdisho-KNN-Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya aya maanta dhagax dhigay dhismaha xarunta ciidanka ilaalada canshuuraha bariga ee loo yaqaan Turabataariyada. Sidoo.

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (11-03-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Somali News

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay gaari oo ka dhacay duleedka Balcad

Balcad-KNN-Ugu yaraan 2 qof ayaa ku geeriyooday 3 kalane dhaawacyo ayaa ka soo gaaray gaari maanta ku rogmaday inta u dhaxaysa degmooyinka Balcad.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (11-03-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-Cabdi Risaaq.

Read More
Barnaamijyo

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (11-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare] :- Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Eng Yariisow oo u digay taliyaal ciidan iyo Wasaarado katirsan Xukuumadda Soomaaliya

Muqdisho-KNN-C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow) Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa maanta soo saaray amar quseeya dad siyaasiin iyo Ganacsato badan oo.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo “Shacabkii iyo Hantidiisa waa isku dul-dhamaadeen ee amniga wax ka qabta ama Shacabka ka hortaga”

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa xalay canaan kulul kala dul-dhacay Guddoomiyaasha degmooyinka, Taliyaasha Saldhigayada Gobalka Banaadir, Taliyaha qaybta G/Banaadir, Guddoomiyaha Gobalka Banaadir.

Read More