Day: March 25, 2019
Somali News

Golaha degaanka Gaalkacyo oo maanta dooranaya duqa Gaalkacyo

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada Golaha degaanka ee magaalada Gaalkacyo dhinac maamulka Puntland ayaa maanta dooranaya duqa magaalada waxaana u tartamaya dhowr musharax sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta.

Read More