Day: March 25, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Kulanka KNN (25-03-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Baaritaano lagu sameenayo weerarkii lagu qaaday Masaajidyo ku yaala New Zealand.

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha dalka New Zealand Jacinda Ardern ayaa amartay in baaritaano heer sara ah lagu sameeyo weerarkii dhawaan lagu qaaday labo masjid oo.

Read More
Somali News

Duqeymo diyaaradeed oo ka dhacday Gobalka Shabeelaha Hoose.

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanaya  Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya  in xalay diyaarado dagaal ay duqeyn ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolkaasi. Duqeynta ayaa waxaa.

Read More
Somali News

Shir looga hadlayo burcad badeeda oo maanta ka furmay Boosaaso

Boosaaso-KNN-Wararka naga soo gaaraya Gobalka Bari ayaa sheegaya in maanta Saraakiil ka socota hawgalka Midowga Yurub ee  ka hortagga burcad-badeedda xeebaha Soomaaliya ay.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (25-03-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Somali News

Al-shabaab oo la wareegay degaanka Xawaadley ee D/Balcad

Balcad-KNN-Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa soo sheegaya in maanta dagaalamayaasha Al-shabaab ay la wareegayn degaanka Xawaadley ee degmada.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

Barnaamijka Ciyaaraha (25-03-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-Cabdi Risaaq.

Read More
Somali News

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya oo ku wajahan dhuusamareeb

Dhuusamareeb-KNN-Wasiirka Arimaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa lagu wadaa in saacadaha soo aadan uu gaaro magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug sida ay.

Read More
Somali News

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Muqdisho soo gaaray

Muqdisho-KNN-Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho kadib markii ay dhowaan heshiis ay magaalada Kismaayo ku.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Ogaal (25-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Maxamed Axmed Maxamuud {Tuuryare} :- Farsamadii:-Crisaaq Xasan.

Read More