Day: May 8, 2019
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR (08-05-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

Barnaamijka Ciyaaraha (08-05-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (08-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee.

Read More
Somali News

Soomaaliya oo koofurta Sudan uga qeyb galaysa Shirka Wasiirada Arrimaha Dibada IGAD.

Muqdisho-KNN-Magaalada jubba ee caasimada dalka Koofurta Sudan ayaa waxaa ka furmay  shirkii aan caadiga ahayn ee 67 ee wasiirada arrimaha Dibada dalalka IGAD.

Read More
Somali News

Maxkamada ciidamada oo maanta Xukun ku riday shaqsigii hubka u iib geyn jiray Al-Shabaab

Muqdisho-KNN-Maxkamada darajada koowaad ee Ciidamada qalabka Sida ayaa maanta waxaa ay xukun ku riday Cadow Cabdulle Axmed (Carab), kaasi oo loo heysta u.

Read More
Somali News

Darawal mooto bajaajle ah oo maanta lagu dilay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu wiil mooto bajaajle ah ku dilay isgoyska Tarabuunka ee Magaalada Muqdisho. Dilka darawalka.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (08-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamed Cali Maxamed:- Farsamada:-Maxmed Dalal.

Read More
Somali News

Puntland oo mamnuucday in shirar lagu qabto Garoowe.

Garoowe-KNN-War qoraal ah oo ka soo baxay maamulka gobolka Nugaal ayaa waxaa lagu mamnuucay in la qabto wax shirar iyo kulamo ah oo.

Read More
Somali News

Cudurka Shuban biyoodka oo ka dilaacay Gobalka Mudug.

Gaalkacyo-KNN-Deegaanno ka tirsan gobolka Mudug ayaa waxaa ka dillaacay cudurka shuban biyood, kaasi oo soo ritay dad farabadan qaar ka mid ahna ay.

Read More
Somali News

Galmudug oo ka hortimid guddi loo xilsaaray Arimaha Xajka.

Dhuusa mareeb-KNN-Maamulka Galmudug ayaa ka hortimid guddi dhowaan wasaarada Awqaafta iyo arimaha Diinta ee xukuumadda Soomaaliya ay u magacawday Arimaha xujeyda Soomaaliya ee.

Read More