Day: July 4, 2019
Somali News

Maxkamada Ciidamada oo maanta xukun ku riday nin Hubka u kala gudbin jiray Al-Shabaab

Muqdisho-KNN-Maxkamada Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun waxaa ay ku riday Maxamed Cabdullaahi Maxamed Muuse, kaasi oo lagu.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (04-07-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamada:-Maxamed Dalal.

Read More
Somali News

Foolkaano awood badan oo ka qaraxday Jasiirad ku taala Talyaaniga.

Muqdisho-KNN-Foolkaano ayaa ka qaraxday Jasiirad Talyaaniga ku taal oo lagu magacaabo Stromboli, foolkaanada ayaa waxaa ku dhintay hal qof waxayna walaac ku abuurtay.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (04-07-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xaaf oo Dowladda u wakiishay Shirka Dib u-heshiisiinta Galmudug.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Maamulka  Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in uu Geeddi-socodka dib u-heshiisiinta iyo doorashooyinka Galmudug u wakiishay wasaaradda Arrimaha gudaha  Federaalka.

Read More
Somali News

Shir looga hadlayo Argagixisada oo lagu qabanayo Kenya

Nairobi-KNN-Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu ka furmo shir soconaya labo maalmood kaasi oo ay qabaneyso.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo toogatay rag ay ku eedeysay in ay la shaqeeyaan Dowladda.

Muqdisho-KNN-Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa goob fagaaraha oo ku yaalla deegaanka Xagar ee gobolka Jubbada Hoose,waxaa ay ku toogteen  shan qof oo lagu  Eedeeyey  inay.

Read More
Somali News

Kuuriyadda Waqooyi oo eedeeyn adag u jeedisay Mareykanka.

Muqdisho-KNN-Waqooyiga Kuuriya ayaa ku eedeeysay Mareykanka in uu doonayo in uu cadaawad ku gaaro wax walba, iyadoo ay dhawaan labadda wadan ku heshiiyeen.

Read More