Day: July 4, 2019
Somali News

Dad ku dhintay Dooni ku Qalibmatay Dalka Honduras.

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 26 ruux ayaa dhimatay kadib markii dooni kaluumaysi ay ku dagtay xeebta dalka Honduras sida ay sheegeen masuuliyiinta. Wararka ayaa sidoo.

Read More
Somali News

Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida iyo Saraakiisha Ahlusuna oo kulan ku yeeshay Dhuusamareeb.

Dhuusamareeb-KNN-Kulan ay Magaalada Dhuusamareeb ku yeesheen mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Saraakiisha Ciidanka qalabka sida iyo mas’uuliyiinta Ahlu Sunna Wal Jamaaca, ayaa.

Read More
Somali News

Ciidamo ka tirsan Puntland oo maanta ka soo baxay fariisin ay ku lahaayeen Tukeraq.

Garoowe-KNN-Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan maamulka Puntland ayaa maanta soo baneeyay saldhigyo muhiim ah oo ku yaala Aaga difaaca ah ee deegaanka Tukaraq.

Read More
Somali News

Sagaal Kamid ah Mucaaradka Bangladesh oo Lagu Riday Xukun Dil ah.

Muqdisho-KNN-Maxkamada Sare ee dalka Bangladesh ayaa sagaal kamid ah mucaaradka dalkaasi ku riday xukun dil ah kadib markii lagu eedeeyay weerar lagu qaaday.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (04-07-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Axmed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (04-07-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (04-07-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdullahi Maxamed Cali:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More
Somali News

Cabdi Xaashi oo Khudbad ka jeediyay Shirka Baarlamanka Aduunka ee ka dhacay Moscow.

Muqdisho-KNN-Shirkii Madasha Baarlamaanada Adduunka ayaa lagu soo geba-gebeeyay magaalada Moscow ee caasimadda Dalka Ruushka,ayadoo shirka intuu socday lagu falanqeeyey doorka Xeer-dejiyeyaasha Adduunka ay.

Read More
Somali News

Ciidamada Xoogga oo La wareegay deegaano ka tirsan Shabeellada Hoose.

Muqdisho-KNN-Ciidamo ka tirsan Militariga Soomaaliya ayaa maanta Al-Shabaab kala wareegay deegaano hor leh oo ka tirsan Gobalka Shabeeladda Hoose. Deegaannada ay ciidamadu ay.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {04-07-2019}=suuratu Huud=Darsigii-02Aad-Q {265}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More