Day: July 11, 2019
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (09-11-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Qodobo ka mid ah Dastuurka oo loo gudbiyay Madaxtooyada Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo ay wehliyaan La-taliyayaal iyo Agaasime-waaxeedyo katirsan Wasaaradda Dastuurka ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada.

Read More
Somali News

Dad ku dhintay Weerar ka dhacay Gobalka Mudug.

Gaalkacyo-KNN-Inta la xaqiijiyay 5 Qof ayaa geeriyootay, halka 5 kalana ay ku  dhaawacmeen, kadib markii  Gaari caano sidey oo marayey aaga Deegaanka Saaxo.

Read More
Somali News

Puntland oo ka hadashay Booqashada Kheyre ee Waqooyiga Gaalkacyo

Garoowe-KNN-Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad Wasiirka Arrimaha gudaha Maamulka Puntland oo xalay warbaahinta kula hadlay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa ku eedeeyay Ra’iisul wasaaraha.

Read More