Month: August 2019
Somali News

Dad lagu laayay Gobolka Mudug

Muqdisho-KNN-Inta la xaqiijiyay ilaa labo ruux ayaa ku dhimatay halka saddex kalena uu kasoo gaaray dhaawacyo kala duwan kadib markii ay dad xoolo.

Read More
Somali News

Kenya oo ka jawaabtay eedayn uu usoo jeediyay Danjiraha QM ee Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Xukuumadda Kenya ayaa ka jawaabtay eedeymo la xiriiray inay ciidamada Kenya ee ku sugan Gobolka Jubbada Dhexe ay wax ka og-yihiin dhuxusha halkaa.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Islaamka Iyo Nolasha (30-08-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Axmed Maxamed Ibraahim Iyo Shiikh.

Read More
Somali News

Haween iyo carruur badan oo lagu afduubtay Nigeria

Muqdisho-KNN-Koox hubeysan ayaa tobaneeyo haween iyo carruur ah ku afduubtay weerar ay ku qaadeen xaafad ku taalla waqooyiga galbeed ee Nigeria, sida ay.

Read More
Uncategorized

WARKA SUBAX 8:00 AM (30-08-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kula kulmay dhiggiisa Japan.

Muqdisho-KNN-Shalay oo Khamiis ahayd (29 August), Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa intii lagu guda-jiray kaltanka todobaad.

Read More
Somali News

Duqa Muqdisho oo sheegay inuu furi doono wadooyinka xiran ee Gobalka.

Muqdisho-KNN-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa xaflad si heer sare loo agaasimay oo ka dhacday xarunta aqalka.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (29=08=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasada {29-08-2019}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasada waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (29=08=2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdullahi Xuseen Canshuur Iyo Axmed.

Read More